Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaalyahanada shisheeyaha ah ayuu ku eedeeyay inay dalka kusoo kordhiyeen dabeecado aysan horay Somalidu u aqoonin, kuwaasoo ay ka mid yihiin: Gowrac, calan madow, bililiqo iyo dadka oo lagu handado diintooda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ammo/-nno, m.dh
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
