U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maareeye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowlada Somalia ayaa waxaa gudaheeda ka jira khilaafyo aad u baahsan, iyadoo sidoo kale uu khilaaf kale ka dhashay isbadal lagu sameeyo Maamulka Dekeda Muqdisho, kadib markii xilkii laga qaaday Cabdi Jiinow Calasow oo maareeye ka ahaa dekeda.

”
“

Shirkaa jaraa’id kadib ayay weriyeyaashu weydiiyeen su’aalo kala duwan, waraysigiina wuxuu dhacay sidan: S: maareeye waxa jirtay in maalmahan dambe laga cabanayo biyo yaraan ka jirta magaalada, markaa ma waxaa jirta biyo la’aan cusub oo hor leh?

”
“

Waxa kaloo maareeye xigeenku sheegay in laba matoor oo kale oo uu ku sheegay inay kayd noqonayaan gacanta lagu hayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maareeye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan