U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudbi

Fal Gudbe/Laba (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf GSubg GU5 xar
1

G./u g.: wax, wax kale dhaafin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burhan Mohamed Ahmed oo ka Hadley horumarka ay Puntland gaartey in sida loogu gudbi karo wax yaabaha hor yaal marwalba maamulka Puntland.

”
“

Labadaasi arrimood ayuu sheegay Samatar haddii la helo in la gudbi karo dhibaato kasta oo jirta.

”
“

Ra’iisal wasaare Geeddi ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga sii gudbi doona dalka Nigeria halkasi oo wada hadalo kalu yeelan doono Madaxweynaha dalkaasi oo martiqaad uu ka helay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Laba (2) (f.g/lg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudbi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan