U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudub1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan.

2

Babac. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawladaasi si joogto ah ayey ula tashanaysaa golaha ilaalinta qaranka oo yeelanaya awood ay ku horjoogsadaan wixii xad gudub ah ee ka yimaadda dawladda jirta.

”
“

Ka kaalay oo ka soo gudub.

”
“

Abii-Darr dantiisii ayuu sheegay, markaasaa Cali ku yidhi: "waad heshay, halkaasaan gelayaaye iga soo daba gal, hadiise aan arko cid aan kaaga cabsado bannaankaan istaagayaa, waxaana iska dhigayaa sidii wax kabta hagaajisanaya, ee adigu iska gudub".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan