Tusaale Dheeraad ah3
“
Intii u dhaxaysay sanadihii 1705-1706dii Astaraakhaan ayaa ka hor timid Qaysariyaddii Ruushka ee uu Butruskii koowaad madaxa ka ahaa, waxaana dadkii muslimiinta ahaa lagula kacday gumaad aan waxba loola hadhin.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
