U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gun

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU3 xar
1

Dad tol yari lagu liido.

2
3

Weel halka uu ka unkamo.

4

Jirridda geedka iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waayo, dhaqankeena iyo suugaantu waa badweyn ay ka buuxaan xikmado iyo murti aad u gun dheer.

”
“

Si arrintaa looga gun gaadho wardheernews waxay ku dadaashay sidii ay laba aqoonyahanba waraysi ula yeelan lahayn.

”
“

Taliyaha Ciidamada Lugta ee dawlada Uganda ayaa sheegay in Ciidamadooda ka gun gaareen howlihii loo soo diray, isagoona qiray in Ciidamada gaareen guulo waa weyn oo dhinaca nabad ilaalinta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan