1
Dhinac; barbar.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Mas'uulkan wuxuu sheegay in go'aanka ugu dambeeyay ee wararka laga tabinayo goboladan ay iyagu leeyihiin, isagoo ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo talaabada ay ka qaadayaan wariyihii hareer-mara amarkooda.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ro, m.l
Xarafka
H Β· HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
