U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaah1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale Hotelka Kaah ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu weerarary qoryaha waaweyn iyadoo madaafiicdii lagu tuuray ay hareer mareen.

”
“

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Muqdisho ka socda Waxaa xaley dagan xaalada goobaha Isgoyska fagax, agagaarada Hotel Kaah iyo Ramadaan oo galingi danbe ee shaley dagaal qaraar ku dhexmarey ciidamda Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

”
“

Baska oo ka mid ahaa gaadiidka dadweyanaha ayaa xilliga miinada ay la qarxeysay waxa uu marayay bartamaha laamiga hormara hotel Kaah ee magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan