U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iimaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ISubg II6 xar
1

Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha.

2

Qanaaco.

3

(nno, m.dh) Ugaas, Islaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed Maxamed Iimaan : Agaasimaha guud ee wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka baddda.

”
β€œ

Cumar Iimaan,isagoo sheegay in aysan jirin Culeys ku kalifay in uu xilkaasi iska dhiibo balse uu isagu gartay in uu ku wereejiyo Golahasare ee Xisbigaasi,Goluhuna u gartay Sheekh Xasan Daahir.

”
β€œ

Cabdi Aw Daahir-na waxa la gudboon inuu samir iyo iimaan ka qaato, dhimashada aabihiisii siyaasadeed marxuum Cigaal, niyadana u sheego inaanu Cigaal dib dambe u soo noolaanayn, dhaxal uu meelnaba ka helayaana aanu jirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

I Β· II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iimaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan