U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heego

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf HSubg HE5 xar
1

Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cirka waxaa ku hilnaa daruuro gibillo waaweyn ah oo xagga koofureed haddaayay ka soo gurmay, laakiin markaas la moodey in aysan soconayn oo ayaga oo heego ah isku gudbey afarta goonyood idilkood.

”
“

Masalan tuduc hees ah oo tilmaamaysa muuqaalka gabadha ayaa tidhi “Muuq adaa sharaf iyo weliba meel-joog rabbi kugu mannaystee”, tuduc kale oo hees ah ayaa odhanaya “Ku-hoyo, heego muuq-dheereey”.

”
“

Waxaanan ku soo gunaanadayaa naftii hamadii hubsiimo u heego dhacdaa hantaaqooyin gaadha waa u halis.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD