U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoon

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf HSubg HO4 xar
1

Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Idaacadaha Hoon Afrik, Shabeele iyo siimba oo ka mid ahaa idaacadaha gaarka loo leeyahay ee ka howl gala caasumada, ayaa shalay ciidamada howl galka fulinayay ku amreen in la damiyo oo hawada laga saaro.

”
β€œ

Hoon Gees, ayaa dharraar dhoweyd tibaax ku helay jabad baali ah oo la sheegay in lagu xaseeyay aqoonsigii Shankaroonland seben hore oo ku beegnayd hilaadahay sannadihii daran-doom mooge iyo Ingiriis dareerkii.

”
β€œ

Dhinaca kale Howl galada ka socda Bakaaraha ayaa saameyn ku yeeshay hamsami u socodka idaacadaha Hoon Afrik, Shabeelle iyo idaacada simba oo dhamaantood ku yaala suuqa bakaaraha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

H Β· HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD