U gudub nuxurka bogga
SABAAD

if1

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf ISubg IF2 xar
1

Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto.

2

Adduunyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii baa juuqda gabay.

”
“

Waxana ka soo if bixi doono xarig jiidad aan dhammaad laheyn, garbo siman iyo qaysigii habar dugaag.

”
“

Fikirka guddidayada garsoorku ka leedahay go’aanka ay ku doorteen garsoorayaasha iyo calan-walayaasha,” sidaa waxa yidhi Blatter oo ka hadlay cabashooyinka ka soo if-baxay ciyaarihii dhacay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

I · IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
if - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan