U gudub nuxurka bogga
SABAAD

huq

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HU3 xar
1

Dareen xooggan oo murugo leh.

2

Uurkutaallo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adigaanse kuu daynne, waxay tidhi: Iyo geed hunguri dhubuqda Hoogaansigii quusta Ama qori huq iyo geeri Guray(2) iyo Hurriyo(3) Naasir(4) (4) Cabdinaasir Sh.

”
“

Huq hor le ayay igu noqotay.

”
“

Dadka intii caafimaad qabta waa u hurdo, intii cudur qabta waa u hiin raag; intii ciil iyo caashaq qabtana waa u huq iyo hibasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
huq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan