Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Waqtiga uu shay soconayo, muddo.
Daah, habsaan.
Dadka intii caafimaad qabta waa u hurdo, intii cudur qabta waa u hiin raag; intii ciil iyo caashaq qabtana waa u huq iyo hibasho.
Waabaydan oo la sheegay inay ahayd bahal qol ku raag ah waxa loo malaynayaa inuu hore Soofiyeetigu nukliyeer ugu walaaqay oo uu meel ku ilaaway.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
R · RA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag