U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hunguri1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf HSubg HU7 xar
1

Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin waxaan mar kale ragga qaarkii xusuusinayaa in cadhada iyo wax la kala cararka iyo kala qoqobka dadka walaalaha ah aanu nin hunguri siyaasadeed lihi ku guulaysanayn taa, mujtamacana waa in taa laga daayo.

”
“

. Af waa kane, maxaa lagu aamaa 39. Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cudur).

”
“

Dadka qaadka cuna waa kuwa Soomaalida ugu xishoodka daran, ugu hunguri xun uguna tayo liita.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hunguri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan