U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iibgeyn

Magac Fal
Xaraf ISubg II7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xijiga iyo Kalluunka, ka ganacsigiisa ayaa nolol maalmoodkoodu ku xiran yahay wixii ay maalintii la soo baxaan oo ay ka iibyaan doonyahan madaama aysan u iibgeyn karin suuqyada looga baahan Kaluunka.

”
“

Sayladda xoolaha lagu kala iibsado ee magaalada ayaa ah mid aanay ka socon dhaqdhaqaaq ganacsi, kadib markii ay istaageen xoolihii Somaliland ee loo iibgeyn jiray dalalka Carabta.

”
“

Dalka gudihiisa badeecadaha lagu sameeyo, gaar ahaan kuwa Ereteriya lagu sameeyo, sida sharaabka oo kale askarta ayaa qiimo jabban lagaga iibin jiray oo meelahaa u kala iibgeyn jiray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iibgeyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan