U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iibin

Magac Fal
Xaraf ISubg II5 xar
1

.dh iibi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

LTD : shirkaddan sheyrkeeda waa laga iibin karaa dadka aan xubnaha ka ahayn shirkadda, haddii qof ka mid ah xubnaha haysto sheyrka shirkadda, wuu ka iibin karaa dadka banaanka ka taagan shirkadda, haddii xataa sheyrku magiciisa ku qoran yahay.

”
“

Dhinaca, waxaa dhamaan wada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Garowe laga baneeyay goobihii qaadka lagu iibin jiray ka dib markii ganacsatada qaadka loo raray xarumo kale oo ka baxsan laamiga.

”
“

Bosaso oo lagu qabtey Khamri iyo hub Howlgal ciidamada booliska ku qaadeen saaka aroortii 2 Oct, 2010 xaafado kamid ah magaalada Bosaso ku xirxireen dad gaaraya 14 kuwaasoo iibin jirey maandooriyaha khamriga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iibin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan