U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ikhtiyaar

Magac Lab
Xaraf ISubg IK9 xar
1

Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Arrimahaa markaan eegay waxa ii muuqday, inay jirtay mowjad soo socotay, oo aan ikhtiyaar ogoleyni inay cid walba dhufatay wax talo ahna aan la isweydiinba.

”
β€œ

Iskuna duubnaanteena waana doorashadii inoogu horeysay ee shacabkeenu arkaan iyagoo madaxbanaan waa ilaahay mahadii mar haddii dadweynuhu ay aayo ka tashigoodu ay iyagu ikhtiyaar u leeyihiin.

”
β€œ

Axmed Ismaaciil Maxamuud "Axmed Deeq" E-Mail: [email protected] ** Heestu waxay sax ku tahay: Ikhtiyaar nin loo diidoo, la addoonsadaan ahaye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I Β· IK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ikhtiyaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan