U gudub nuxurka bogga
SABAAD

imaad

Magac Lab
Xaraf ISubg IM5 xar
1

ld imaansho

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa uu sheegay in ay Ciidamada Dowladda wadaan howlgallo ay ammaanka ku sugayaan, wuxuuna sheegay in intii ay howlgallada wadeen aysan la kulmin wax iska hor-imaad ah.

”
“

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegayo in dagaalkani uu bilowday ka dib markii shalay galinkii danbe ay deegaankaasi soo galeen kooxo hubeysan waxaana taasi ay sababtay in iska hor imaad uu halkaasi ku dhex maro labadaasi maleeshiyo.

”
“

Dad Rayid ah oo ku dhintey Muqdisho Iska hor imaad xooggan ayaa Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho, ka dhacay saaka ka dib markii wadada loo galay Kolonyo ciidamada DFKMG ah oo ay weheliyaan kuwa Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
imaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan