U gudub nuxurka bogga
SABAAD

imaam

Magac Lab
Naxwe-mmo/-nno, m.dh
Xaraf ISubg IM5 xar
1

Nin dadka salaadda tujiyo.

2

Madax.

3

Nin aqoonta imaamnimo diinta muslimka aad ugu xeel-dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Imaam Nawawi wuxuu wax ka bartay cilmiga xadiiska muxadasiin horseedku ahaa cilmiga xadiiska waqtigaa, fiqigana wuxuu ka bartay culimo waawayn.

”
“

Cumar Imaam Abuubakar iyagoo magac cusubna la bixi doona.

”
“

Cumar Imaam Abuubakar Gudoo miyaha Xisbul Islaam iyo Gudoomiyaha garab ka tirsan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye iyo afhayeenka Odayaashaasi kuwaasoo dhamaantood ku soo dhaweeyay sheekh Xasan Daahir Aweys.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mmo/-nno, m.dh

Xarafka

I · IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
imaam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan