U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilis

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.

2

B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.

3

B. xaawo: haween.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Subaxnimadii hore ayuu diktoorkii ku kallahay dugsigii oo wuxuu raadinayey akhyaartii Bilis bal in uu warbixin intay doonto ha le ekaatee ka helo.

”
β€œ

Bilis maalin ay uga farxad badnayd oo uu xasuustiisa ku ragaadiyaa hubaashii may jirin marka loo eego Ilhaantii uu jidka dheer u soo maray oo uu wadahadal dhex mari doono.

”
β€œ

Arrinta quursigu - laandheere iyo laangaab, gun iyo gob, sab iyo aji, bilis iyo addoon, gabooye iyo gabar - waxay la xiriirtaa dhaqan soo jirey qarniyaal badan oo ay qabyaaladdu sal iyo sabab u tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan