U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iskahorimaad1

Magac Lab
Xaraf ISubg IS12 xar
1

Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo.

2

Isburin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Iskahorimaad kooban ayuu ahaa, waxaana socda baaritaano lagu ogaanayo cida gardaran" ayuu yiri Col.

”
“

Tuulo 25-km u jirta Xarardheere ayaa la sheegay inuu ka dhacay iskahorimaad kulul oo u dhexeeya maleeshiyo kasoo kala jeeda beelaha dirirtu dhexmarayso oo ka tirsan Habargidir, waxaana ku dhintay 6-qof iyadoo tiro kale ay ku dhaawacmeen.

”
“

Sidoo kale laba askari oo Booliiska ah ayaa iyaguna ku dhintay iskahorimaad kooban oo maanta ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, iyadoo qof rayid ah uu iska horimaadkaas ku dhintay, kaasoo ay rasaas habow ah ku dhacday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iskahorimaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan