U gudub nuxurka bogga
SABAAD

istaag1

Magac Lab
Xaraf ISubg IS6 xar
1

Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa saakay lagu arkayay waddooyinka magaalada Muqdisho iyagoo xirayay gaadiidkii lagu arkaa iyadoo dadka ay istaag u saaran yihiin.

”
“

Shariif ay u baahan tahay garab istaag niyad ah.

”
“

Baburta oo istaaga laga mamnuucey Maamulka gobalka Banaadir ayaa markii ugu horeysay intii xilka lagu wareejiyay waxa ay mamnuuceen gawaarida BL-ka ee ka dhax shaqeeya gudaha magaalada Muqdisho in istaag lagu raaco.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
istaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan