U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhax1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxay labada dhinac isla garteen in colaaddii mudada dhax oolayd ay si nabad gelyo leh loo soo afjaro iyadoo labada beelood isasoo horfariisanayaan si toos ah.

”
“

Mudane Farmaajo, wuxuu si kadis ah ku soo dhax galay mashruucaas ka socda Soomaaliya asagoo ah nin qalbi fiican oo dadkiisa jecel.

”
“

Gudoomiyaha Baarlmaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari oo isna ka hadlay goobta ayaa u duceeyey umadda Soomaaliyeed isagoona Xildhibaanadda Baarlamaanka ka codsaday in ay dhax-galaan shacabka si ay uga warqabaan xaaladda ay ku sugan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan