U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isticmaar

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dhSiyaasad
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

--marxaladii axmed gurey iyo iska dhicintii boortaqiiska 2--Tawradii dhaqaneed ee yuusuf al--kowneyn 3--Halgankii isticmaar diidka haa.

”
β€œ

Tan kale waa runtaa Isticmaar Caddaan ma gaaraan laakiin ka waran dadkay Isticmaarsadeen.

”
β€œ

Dhinaca kale Mucaaradka Asmara oo wax laga weydiiyey kulanka uu Ra'isal Wasaraha Somalia u soo bandhigey ayaa sheegay in wadanku isticmaar ku jiro islamarkaana ay ka xun yihiin in nuur Cadde uu aqbalo xilka loo magacaabey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Cilmiga

Siyaasad (siyaa.)

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isticmaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD