Tusaale Dheeraad ah3
β
Mas'alada qaadka iyo bulshada Soomaalidu waxa ay la mid tahay sida goob qammaar ama kasiino dowlad shisheeya waddan dan yar ah ka furatey oo dakhliga ka soo baxa keligeed qaadata dadka maxalliga ahina adeegayaal ahaan uun wax ugaga soo duulduulaan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno/-ammo, m.dh
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
