U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quwad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf QSubg QU5 xar
La Mid AhquwoMagac Dheddig
1

Xoog; itaal; tabar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa ay leeyihiin quwad aan cidna is hortaagi karayn oo ah quwadda iimaanka.

”
“

Badweynta haw-hawda badan iyo mawjadaheeda cartamaya iyaga ciidda iyo camuudda ay abeesada iyo abguridu daaqaan ayaa xeebaha heegan ugu ah oo kaga hor taga, ku quwad jebiya oo quusiya, gadaal u dhirbaaxa.

”
“

Madaxweyne Putin ayaa isna hadal uu ku abaalmarinayo kan Bush ku sheegey in shirka St Petersburg uu iskaashiga labada waddan siinayo quwad cusub oo dhan kasta leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quwad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan