U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurey

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Nin gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Asagoo qadar gurey waliba hantida xalaasha ah ee ninkaas u adeegsanaaya Dukumenti Been Abuur ah sida waafaqsan Qod: 367, 368, iyo 369, ee X.C. Guud.

”
β€œ

Caaqil ka hadlay xaalada Galkacayo Caaqil Cabdi-Wahaab Maxamad Gurey oo ka tirsan Odaaysha gobolka Mudug ayaa Idaacada Radio Garowe uga waramey xaaada magaalada Galkacayo kadib markii halkaas lagu diley maxbuus ku jira gacanta Booliska ciidamada Puntland.

”
β€œ

Markii Imaam Axmed Ibraahim Garaad (Gurey) la dilay sanadkii 1543kii, ciidankii uu hogaaminayeyna ay dib ugu soo laabtay xaruntoodii Harar, waxaa soo muuqday firaaq hogaamineed oo la soo gudboonaadey adal2 Saldanadda iyo shucuubtii ay mas'uulka ka ahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan