Tusaale Dheeraad ah3
“
Felix Kulayigye oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay heleen qoraalo iyo qalab muujinaya inuu jiro xiriir adag oo u dhexeeya Ururka Al-shabaab iyo Jabhad saldhigeedu yahay dalka Congo DR, taasoo dagaal kula jirta dowladaha Congo iyo Ugand.
”“
Dowlada Ethiopia ayaa sidoo kale sanadkan waxay heshiis la gashay Jabhad kula dagaalami jirtay dhulka Somalida-Ethiopia oo lagu magacaabo UWSLF iyadoo mas'uuliyiinteeda iyo taageerayaasheedu ay shirar ku leeyihiin Ismaamulka Somalilida ee Dalka Ethiopia.
”“
Su a’sha meesha ku jirtaa waxaa weeye: - Somaliland ma u bahantahay jabhad cusub oo ajnabi ah oo khal-khalisa horumarkeeda iyo nabadgeliyadeeda?
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
J · JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
