U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madaxbannaani

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA13 xar
La Mid AhmadaxbannaanaanMagac Fal
1

.dh madaxbannaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waddan kasta oo rasmi ahaan u jira waxaa lagama maarmaan ah in uu leeyahay saddex tilmaamood oo aasaas u ah qaranimada kuwaas oo kala ah: madaxbannaani, xorriyad dhuleed iyo madax-bannaani siyaasadeed.

”
“

Natiijadii aftidaas oo ay Qaramada Midoobay maamulayeenna, waxay noqotay in dadka reer East Timor ay doorteen madaxbannaani iyo qaran gaar ah oo ay yeeshaan.

”
“

Xubnaha Makamadaha Sare ee dalalka soo koraya ma laha dammaanad madaxbannaani (sida kuwa dalalalka horay u maray), maxaa yeelay Xukuumadda iyo Barlamaanka ayaa ka qaadi kara xubinnimadooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madaxbannaani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan