U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taangi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo.

2

Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Paddy Ankunda ayaa xaqiijiyay in gaari ka mid ah kuwa ciidamadoodu isticmaalaan lagu gubay dagaal ay Muqdisho kula galeen shalay Xarakada Al-shabaab, isagoo beeniyay in laga gubay taangi ama kaare.

”
β€œ

Afhayeenku wuxuu sheegya in kaare ka mid ah kuwa ciidamadooda uu gubtay markii uu dab qabsaday cilad awgeed, iyadoo Al-shabaab ay sheegatay inay iyagu gubeen waana been waayo ma gubi karaan taangi.

”
β€œ

" Al-shabaab waxa ay gubeen taangi waxa ayna dileen askar, taasi ma ahan wax isbadal ku keeni kara howlaha nabad ilaalineed ee aan ka wadno Soomaaliya" ayuu yiri Afhayeenka Ciidanka dalka Uganda ee loo yaqaan UPDF.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taangi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan