U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walasaqo

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Nooc ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo leh or, sacab iyo jaan.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Bilis, Garoob iyo Guduudley isugu jirta ayaa aroor dhoweyd wishiiri la yimi xadrada Hargeysa ee Khayriyada loo yaqaano, halkaas oo ay ka qabsadeen ciyaar walasaqo ah oo jiib iyo jaanba laysla giraangiriyay.

”
β€œ

Waxa kale oo uu qayb ka qaatay hablaha fannaaniinta, gaar ahaan kooxdii ciyaaraha dhaqanka oo uu soo saaray gabdho badan oo ay mid yihiin; Shamso Cumar, Caasha Walasaqo, Safiya Geelle, Fayruus Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walasaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan