U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cayaar1

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan.

2

Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.

4

Kaftan aan run ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cayaar yahanka Xiddiga garoonka ahaa ayaa laysku raacay in uu ahaa Nombarka 10aad kooxda Canada oo lagu magacaabo Xuseen (future).

”
“

Cayaar yahanada u safnaana ay kala ahaayeen Mahad, Aron,Berry, Abdullahi, Hassan, Mohamed Jama, Shaafici, iyo Csaaq, waxaa ka muuqatay firfircooni iyo kalsooni.

”
“

Waxa kale oo ay ku sheegayaan afeefta in shandad ay ugu jireen gabayadu lagala baxay gaari ay wateen iyagoo cayaar ku wada daawanaya Banaadir.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cayaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan