Tusaalooyin
“
Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Annaga XAQSOOR ballan baa noo taallay oo maalintii la samaynayey waxaan ku idhi Xasan Ciisow inaabti haddaad soo baxdo kaaga ayaannu imanaynaa, haddii aannu soo baxnana kaayaga kaalay, markaa iyagana gogosha waannu u fidinaynaa.
”“
Erayadaa kalgacalka xambaarsan ee aannu isku qulaaminaynay waxay dareenkayaga ruuxeed iyo kaayaga nafsadeedba u ruxayeen sida laan gebi ku taal oo ay lulayaan dabayluhu.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)
Isrogrog
kuwayaga, w
Xarafka
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
