U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaqsoor1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Garsoor; caddaalad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Ururrada UMMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku caddeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya.

”
“

Xorriyadda, Xaqsoor, sharafta dadka, siyaasadda, dhaqaalaha dhaqanka ee Afrika.

”
“

Annaga XAQSOOR ballan baa noo taallay oo maalintii la samaynayey waxaan ku idhi Xasan Ciisow inaabti haddaad soo baxdo kaaga ayaannu imanaynaa, haddii aannu soo baxnana kaayaga kaalay, markaa iyagana gogosha waannu u fidinaynaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaqsoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan