U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karbaash1

Magac Lab
Naxwe-shyo, m.dh
Xaraf KSubg KA8 xar
1

Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal.

2

Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tan iyo markii kooxdan xukunka Islaamka kusoo rogeen deegaanada ay gacanta ku hayaan ayaa waxay fuliyeen falal isugu jira dil, karbaash iyo ciqaabo gacan iyo lug goyn ah, kuwaasoo lagu fuliyay dad dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay.

”
“

Ciidamada Al-Shabaab ee ku sugan Degmada Ceeldheer oo 100 Karbaash ku dhuftay Wiil ka mid ah Dadka Deegaanka.

”
“

Wiilka iyo gabadha lagu eedeeyay in ay ismasaafeysteen ayaa lagu dhuftay min 39-karbaash iyadoo xukunkooda uu qaaliga maxkamaddii xukunka ridday sheegay inay waddo qaldan u mareen guurkooda, taasina ay keentay in la karbaasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shyo, m.dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karbaash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan