Tusaale Dheeraad ah3
“
Caruurteeda ayaa Odayga u sheega in ay hooyadood ku maqan tahay: Aroos, Nikaax, Dhalow, Furoow, Qaraaba-salaan, Maalin-joog, Meel ay ku kulmayaan Habro Ayuuto (Shaloongo) isku darsaday iwm.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
