U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carrab

Magac Lab
Naxwe-bo/-byo, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.

2

C. ku dhufasho: carrabbaabid.

3

C. macaan: hadal macaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Yaasiin Carrab, waxa kale oo jira sida warar lagu kalsoonyahay xaqiijiyeen qof kale oo rabshadahaa ku dhintay, taasi oo tirade dhimashada ka dhigaysa saddex qof oo rayid ah.

”
β€œ

Sida la yiri carrab iyo ilkaa isugu dhaw, wayna is qaniinaan; sidaa darteed dad wada degan, ayna dano ka dhexeeyaan lagama waayo is af-garan-waa iyo is qabad.

”
β€œ

Rasuulkeenna suubban (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu xadiis uu soo saaray Tirmidi ku leeyahay: (Midkiin ha yeesho qalbi Eebbe ku mahadin og, carrab Eebbe xusid badan iyo haweeney mu’minad suubban ahoo Aakhiradiisa ku kaalmeysa).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bo/-byo, m.dh

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carrab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan