U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khaddaab1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA8 xar
1

Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tusaale ahaan, sebenkii Cumar bin Khaddaab, haweenay uur leh baa waxay ku doodday in lagu khasbay galmo, kaddib markii ninku u diidey inuu biyo ka waraabiyo jeer ay isu dhiibto, iyaduna biyaha ay aad ugu oommanayd.

”
“

Waxay ahayd xilligii khilaafada Cumar Binu Khaddaab (rc), sannadkii sagaal iyo tobanaad ee Hijriga.

”
“

Markii uu Cabdullaahi u soo galay Cumar Binu Khaddaab (rc), ayaa wuxuu uga waramay wixii uu la kulmay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khaddaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD