U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tobanaad

Magac Lab
Xaraf TSubg TO8 xar
1

.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Musharaxa ayaa wuxuu tusaale usoo qaatey dhaqaaleyahanka weyn ee reer Yurub Edmond Malinvaud ee dhamaadkii qarnigii 18 tobanaad qaacido uu soo-saarey oo ah qaabka looga bixi kara shaqa-weytada.

”
“

Van Der Vaart oo hoos u dhac uu ku yimid qaab ciyaareedkii wanaagsanaa ee uu la yimid horyaalka Spain bilowgiisa ayaa ku rajo weyn in kooxda Los Merengues uu u hogaamiyo koobkii tobanaad ee horyaalada Yurub ah.

”
“

Waxay ahayd xilligii khilaafada Cumar Binu Khaddaab (rc), sannadkii sagaal iyo tobanaad ee Hijriga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tobanaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan