U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kharaj

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA6 xar
1

Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninna kharaj aan waxba laga helayn ma gelaayo.

”
“

Somaalidu lacag iyo hub ay ku dagaalamaan ma haystaan, mana bixin karaan kharaj dagaal muddo dheer soconaya.

”
“

Markii gobonimada la qaatay 1960, intii laga fikiri laha isku filnaasho dhaqaale oo ku timaada horumarinta ilaha dhaqaalaha, dawladda Somaaliyeed waxey xoogga saartay iney hesho kalmo caalamai ah iyo iney gasho kharaj ayan ku filneyn bixintiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kharaj - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan