U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khidmad

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHI7 xar
1

ld khidmo. khuuris

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxjarka oo ah xarun lagu kala sooco xoolaha ka dhoofa Bosaso qaarkood kuwooda caafimad qaba iyo kuwa jiran ayaa waxaa shirkad ku ah Imarada Ra'asu khaymah, ganacsade Sucuudiga ah ee Jaabiri iyo mamaul goboleedka Puntland oo khidmad ka qaada Xoolahaas.

”
“

SO oo ah Astaanta Internetka ee Soomaaliya oo ay shirkadda GMO Registry Int. u filineyso khidmad Wasaaradda qeybteeda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku saabsan arrimaha Farsamada ee la xiriira Astaanta Internetka Soomaaliya.

”
“

Dhinaca ganacsatada-na, ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ganacsade Indho-deero iyo Maamulka dekedda Berbera, ay isku maandhaafeen koox Shaqaale cusub ah oo dekedda laga meeleeyey, dekedduna khidmad u saartay maraakiibta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khidmad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan