U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sooco

Fal Gudbe (3)
Naxwe-cday, -catay
Xaraf SSubg SO5 xar
1

Wax intooda fiican xulasho.

2

Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho.

3

Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba muddooyinkan dambe waxaa jirtay in Soomaali badani ay dareemeen dhibta iyo xaqiraadda lagu hayo qabiilooyinka la hayb sooco ee aan macno iyo xaqiiqo midna ku dhisnayn.

”
“

Abdiqani Jamac Dharas wuxuu ahaa nin eexda neceb isla markana wuxuu ahaa nin kasoo horjeeda takoorka ama haybsooca dadka Soomaalida ah ee lahayb sooco.

”
“

Dhaqan ahaanna waa mataano, oo sinaba laguma kala sooco.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-cday, -catay

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sooco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan