U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khudbo

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHU6 xar
La Mid AhkhudbadMagac Dheddig
1

Hadal dad badan hortii laga jeediyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fuqahada kuwa u arka inay waajib tahay in khudbada Jimcada lagu jeediyo Carabiguna waxay daliishadeen in nebi Muxamed (SCW) uusan weligi jeedin khudbo aan Af Carabi ahayn iyo inuu dhanbaallada uu boqorrada u diro Carabi ku qori jirey?

”
“

Fuqahada kuwa u arka inay waajib tahay in khudbada jimcada lagu jeediyo carabiguna waxay daliishadeen in nebi Muxamed (SCW) uusan weligi jeedin khudbo aan afcarabi ahayn iyo inuu dhanbaallada uu boqorrada u diro carabi ku qori jirey?

”
“

Konari oo khudbo dheer afka Faransiiska ku aqriyey wuxuu yiri: "Markaad eegto wadooyinka Kenya ay ka muuqanayso rabshado, ayna muuqato Xasuuq soo dhow, waxaan ka hadlaynaa xasuuq iyo isir goyn xiligan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khudbo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan