1
Derajo askareed ah gaashaanledhexe ama gaashaanle-sare.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ducaale waa nin qardan oo dhumucweyn, waana nin cas, laakiin jinni weyn, wuxuuna ciidamadii dawladdii Somaliya ka gaadhay derejada Kornayl.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
K Β· KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
