U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laaban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf LSubg LA6 xar
1

Wax aan fidsanayn noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilo wareedyo ku dhow Madaxweynaha Somalia ayaa sheegaya in marka uu dhameysto safarka uu ku joogo Libya uu dib ugu laaban doono Muqdisho, lagana yaabo inuu dalka geliyo xaalad deg-deg ah.

”
“

Madaxweynaha Somalia, wuxuu sheegay in mudanayaasha looga baahan yahay inay dhexda u xirtaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen amaanka dalka, ayna ugu laaban lahaayeen Muqdisho, isagoo ka digay in khilaafku sii socdo.

”
“

Feb 2011- Afhayeenka Ahlusunna ee gobollada dhexe Sheekh C/risaaq Maxamed Cali (Ashcari) ayaa sheegay inaysan gacmaha laaban doonin oo ay iska difaaci doonaan haddii ay dagaallo kusoo qaadaan xoogagga Xarrakatul Shabaab,..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan