U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jinsi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Asal nafley ka soo jeeddo.

2

Cayn; nooc; jaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Gargaarka aan bixino kuma xirno diin, af, jinsi iyo dhalasho, waxaan siinaa cid walba oo baahan, waxaana howlaha aan kasii wadi doonaan degmooyinka aysan ka talin Al-shabaab" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay ADRA.

”
“

Inkastoo baahida labada jinsi Lab iyo Dhedig ay yaraatay, haddana waxaa la ogaaday in rabitaanka Maskaxeed ee ninka uu aad hoos ugu dhacay, halka midda Dumarka ay firfircooni ka muuqatay.

”
“

Lab calaamadiisa (♂) waa mid ka mid ah labada jinsi ee noolaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jinsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan