U gudub nuxurka bogga
SABAAD

riyo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf RSubg RI4 xar
1

Wax qofku hurddada ku arko.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faadumo kuma raagin riyo-la-mooddaas xanuunka macaan leh.

”
“

Waa sheeko dhab ah, mana aha riyo iyo malo awaal.

”
“

Markii ugu horreysey ee Rasuulka uu waxyiga ku bilaabanayey waxaa lagu bilaabay riyo wanaagsan oo hurddada ugu imaaneysey oo u cad sida oogga waabberi oo kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
riyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan