U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leexin

Magac Fal
Xaraf LSubg LE6 xar
1

.dh leexi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha oo baaq u jeediyey shacabka Puntland, isagoo uga dígay in dilalka loo gaysanayo shacabka aan loo leexin aano qabiil ee ay dilalkaas ay ka danbeeyaan dad doonaya inay iska horkeenaan dadka walaalaha ah ee kuwada nool Puntland.

”
“

Nuur Cadde waqti ma lumin, waxa uuna u ban-baxay sidii dalka looga leexin lahaa dhabbaha colaadda, loona saari lahaa waddada nabadda iyo dib-u-heshiisiinta Qaran.

”
“

Waxa la yidhi xabaal baa xigto ka maarmi weydey markaa jaararku ma kala maarmaan, ina Geelle waxan leeyahay arrinta Somaliland waa mid Eebbeh wato oon soo laabad lahayn, wixii Ilaahay watana binu’aadam ma leexin karo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

L · LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leexin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan