U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lumin

Magac Fal
Xaraf LSubg LU5 xar
1

.dh lumi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Effenberg wuxuu tilmaamay siday caadada ugu noqotay Beckenbauer, faanka iyo is-qaad-qaadka oo uu warbaahinta ka sii daayo; “Haddii aad wanaagsan tahay xejiso, oo yaanay kaa lumin,” ayuu yidhi Effenberg.

”
“

Hadday taasi dani kaa hayso, waa sahal sida lagu helaa ee waxay kaaga baahantahayna ha iskaga lumin wakhti.

”
“

Mudo kordhis ayaa lagu sameeyay amarkii hore oo sadex bilood oo dheeraad ah ayaa shaqaalaha loogu daray si aysan shaqadood u lumin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

L · LU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lumin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan